by admin | Mar 26, 2024 | Media and News, News and Announcements, Photo Gallery
Xafiiska Duqa Magaaladda Beledweyne ayaa soo qabanqaabiyey kulan ay isugu yimaadeen maamulka heer gobol iyo degmo, Wasaaradda Howlaha Guud, Xafiiska Fulinta Mashruuca Nagaad (SURP II), UNOPS iyo GEOTECH Engineering Company kaasoo looga hadlayey dar-dar gelinta...